Daawo: Alshabaab oo Baahisay Muuqaalka Weerarkii ay ku qaaday Deegaanka Buulo-gaduud ee Duleedka Kismaayo

no responses
Monday November 13, 2017 - 9:05 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Mu,asasada Al-kataa.ib oo ah warbaahinta Alshabaab u baahisa muuqaalada ayaa waxa ay soo bandhigtay muuqaalka dagaalkii shabaab ay ku qaadeen fariisin ay ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaanka buulo gaduud ee duleedka magaalada Kismaayo.

Filimka oo la daawan karo muddo 18 daqiiqo ah ayey shabaabku kusoo bandhigaya iyagoo gudaha u galay xerada ay ciidamada dagnaayeen.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka

 

Facebook Comments