Daawo: Aljazeera oo Ugu Dambeyn soo saartay Muuqaalka Wariye Xamza uu ka diyaariyay Dagaalyahanada Alshabaab Iyadoo ay ka Muuqanaya Xubno Sar Sare

2

Wariyaha Al Jazeera Hamza Mohamed ayaa dhawaan booqday xero tababar oo Al-Shabaab ay ku leedahay bartamaha Soomaaliya, wuxuuna ka soo qaaday Sawirada gaarka ah.

Muuqaalka waxaa ka muuqanaya ciidamo aad u hubeysan oo Xambaarsan hubka noocyadiisa kala duwan iyo gawaarida dagaalka.

Sidoo kale waxaa Muuqaalka Lagu dhex arkaya mas’uuliyiin iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab kuwaas oo la hadlaya ciidanka.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka ay Aljazeera ka Diyaarisay Dagaalyahanada Alshabaab:

Comments are closed.