Animation

Daawo: Agaasime koofi oo kormeer howleed ku tagay safaaradda soomalia ee dalka faransiiska muxuuse halkaasi ka…

no responses
Friday June 2, 2017 - 8:47 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Agaasimaha guud ee hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda ayaa garay safaarada ay Soomaliya ku leedahay dalka Faransiiska.

Agaasimaha iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Faransiiska ayaa ka wadahadley sidii safaaradda looga furi lahaa adeega bixinta Baasaboorka iyo Aqoonsiga.

Kulanka oo ka dhacey safaaradda Soomaaliya ay ku leedahey Dalka Faransiiska ayaa hoosta laga xariiqey in bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Faransiiska iyo dalalka dariska la ah ay helaan Baasaboorka iyo Aqoonsiga Soomaliga.