I Report K24

Warbaahinta Caalamiga ah ee Kismaayo24 waxaay soo siyaadisay adeg cusub oo Akhristeyaashena u sahlaya in Fikradahooda ama Maqaalada ay qoron ama Xoggaha muhiim ka ah ee ay hayaan ay la wadagi karaan bulshada Somaliyeed ayago Adegsanaya Barnamijka Cusub ee I Report K24.

I Report K24 wa qaab sahlan oo aad fikradaha aad qabto boqolal qof aad ku garsin karto waxaana lo isticmaala sidan

1- Waxaad soo diyaarinaysa Maqaal ama Warbixin ama Xog muhiim ah oo aad hayso waxaad ku soo diraysa emailka ah PostK24@gmail.com.

2- Tifaatiraha Warbaahinta K24 waxaa uu dib u egis ku samaynayaa qoraalka aad soo dirtay gaar ahaan Xogga qarsoon iyo warbixinada ka dib na si dag dag ah ayu ku soo dabacaya wa hadi Qoraalkaagaasi u noqdo mid Raadrac leh.

      Email:-

PostK24@gmail.com