Somali News

Col. Caare hogaamiyaha jabhada mucaaradka maamulka Somaliland oo aqbalay in uu

Suldaan Axmed Cismaan (Cadda-Gude) oo ah guddoomiyaha guddiga dhex dhexaadinayo Jabhadda uu hoggaamiyo Col. Siciid Cawil Jaamac (Col. Caare) iyo maamulka Somaliland ayaa ka warbixiyey meesha ay marayaan wada-hadallada u socda labada dhinac.

Suldaan Cadda-Gude ayaa sheegay in dadaallada ay wadaan ay ka gaareen guulo ku aadan in la soo afjaro dagaalka ka dhexeeya.

Sidoo kale Suldaan ayaa carabbka ku dhuftay in Col. Caare uu aqbalay heshiiska, islamarkaana ay sugayaan kaliya Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo haataan dalka boqortooyada Sucuudiga sanadkan ugu maqan gudashada Acmaasha Xajka .

 

Related posts

DEG DEG: Codeynta wareega koowaad oo soo dhamaatay iyo tirinta codadka oo bilaabatay

Tifaftiraha K24

WAR HADA: Milateriga Nigeria Oo sheegay in askartoodu ay dileen ugu yaraan 60 qof oo looga shakiyey inay ka tirsan yihiin kooxda Boko Xaraam.

admin

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo UK ku qabtay kulan looga hadlayo Doorashadda 2020-ka

Ahmed sudani