Animation

CIIDAN IYO SARAAKIIL KU SUGUN XARUNTA BAARLAMAANKA.

no responses
Wednesday January 11, 2017 - 9:50 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Iyadoo doorasho ay ka socoto carunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa hadane waxaa xaruntaasi lagu arkayaa taliyeyaal ciidan.

Taliyaha ciidamada NISA Mr Gaafow iyo Taliyeyaasha Booliiska, Milatariga, Asluubta ayaa lagu arkayaa halka ay ka socoto doorashada.

Taliyeyaashan oo qeyb ka ah guddiga amniga doorashada ayaa lasoo sheegayaa in ammar lagu soo siiyey iney fadhiyaan inta guddoomiyaha golaha shacabka la dooranayo.

Doorashada ayaa ah mid si habsami leh ku socota, amniga halka ay ka dhaceyso doorashadana waa mid aad iyo aad loo adkeeyey.

La soco wixii soo kordha…

Facebook Comments