Somali News

Ciidamo itobiyan ah oo la so dhoobay deeganka dacdheer

Wararka ka imaanaya Degaanka Dac-dheer ee oo ku yaalla Xadka ay Wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya gaar ahaan Dhanka Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ay la wareegeen Ciidamada Dowladda Itoobiya.
Degaankaas ayaa waxaa Degenaa Dad Soomaali ah,iyadoo Ciidamada Itoobiya ay ka Aruursadeen Taleefoonada islamarkaana Dadka ku Amray in ay ka baxaan Degaanka.
Sidoo kale waxaa halkaa ka dhacay Kulamo aan Natiijo laga gaarin oo dhex maray Odayaasha Degaankaasi ku sugnaa ee Soomaalida ah iyo Ciidamada Itoobiya.
Degaanka Dac-dheer oo mudo aad u dheer ay taganeyd Soomaalida ayaa u kala qeybsan Labo dhina oo Dhana waxaa laga Xukumaa Itoobiya dhana Soomaaliya,balse lama Oga Arrintaan Sababta ka dambeysa.

Related posts

SAWIRRO: Degmada Taariikhiga Ah Ee Qoryooley Oo Horumar Balaaran Ku Tilaabsatay.

admin

Ambassador Sandheere oo xaqiijiyey Geerida Wariye Farxaan

admin

TOP NEWS: Xukuumada Soomaaliya oo Amisom kala Xaajooneysa Xasuuqii ay ka geysteen Deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeelada Hoose

admin