Somali News

Ciidamo ay Tababartay Dowladda UK Oo Howlgal Ka Bilaabaya Deegaano Ka Tirsan Koonfur Galbeed

Ciidamadaan oo tababar qaasa siisay Dowlada Uk ayaa waxa tababar loogu soo xiray magaalada Baydhabo ee Gobolka bay iyagoona la sheegay In ay ka mid noqonayaan Qorshaha Al-shabaab looga saarayo dalka

Taliyaha qeybta 60-aad ee ciidamada dowladda ayaa sheegay in ciidamaaan ay qaateen tabar casriyah isla markaana ay Nasiib u yeesheen in ay ku qaataan  waqti gaaban oo sided Usbuuc ah Tababar kaan Casriga ah.

Waxaan uu sheegay In ay umahadcelinayaan Dowladda Uk oo Tababarkan suur tagalisay

Waxaana uu sheegay in ciidamadaan loo diyaariyay in Cadowgooda ay ka hortaan kuwaas oo falalka Amniga darada ah ka wada Dalka

Ciidamada Xooga dalka oo Garabsanaya  Amisom OO Nabad ilaalinta ujooga Somaliya iyo Kuwa mareeykanka  Ayaa dagaal Xoogan kula jira AL-shabaab ,Waxaana Dagaalo Dhulka iyo cirka ahba uu ku dhexmara koonfurta iyo bartamaha soomaaliaya.

Related posts

DEG DEG:Dagaal xoogan oo ka socda jiidaha hore & Khasaaraha ka dhashay oo Dhimasho Iyo Dhaawacba leh

XOG: Dhageyso Koonfur Galbeed” Waxaan u Baahanahay Cidiamo Dhalinyaro ah Waayeelada waa Howlgab aan shaqeyn karin

admin

Daawo: Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose oo biyo Dhaamin ka bilaabay deegaano badan oo Abaarta ay Saameysay

admin