Animation

Ciidamadi saka ku dagaalamay muqdisho oo la kala qaday …

no responses
Saturday September 16, 2017 - 1:01 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Xoogga Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in Taliyaha Xoogga Dalka Gen Axmed jimcaale “Cirfiid” iyo Gudoomiyaha gudiga dib u soo celinta Hantida Ciidanka Gen. Shiikh yuusuf Maxamed Siyaad “indha cadde” ay gaareen goobihii ay saakay ku dagaalameen Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee deegaanka Hanta-dheer.

Saraakiisha ayaa la sheegay in ay xiligaan kulamo la leeyihiin Taliyaasha Ciidanka ee Halkaasi ku sugan iyo qaar ka mid ah odayaasha deegaanka, kulanka ayaa ku saabsan dagaalkii saakay halkaasi ka dhacay.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ciidamadii dagaalamay ayaa la kala qaaday waxaana la sheegay in ay xaaladda aad u dagan tahay, qaar ka mid ah Shacabkii ka barakacay saakay ayaa bilaabay in ay dib u soo laabtaan.

Gen Cirfiid iyo Gen indha cadda ayaa la filayaa in ay warbaahinta la hadlaan oo ay ka warbixiyaan dagaalkii xooganaa ee ka dhacay degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.