Animation

Ciidamada Xoogga dalka oo Alshabaab kala wareegay deegaanno muhiim ah oo hoostaga dagmada….

no responses
Tuesday November 14, 2017 - 10:19 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ciidamada xoogga dalka ayaa la wareegay deegaano ku dhow degmada Baraawe oo xarun u ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Saraakiisha hogaamineysa dagaalka ka socda Shabeelaha hoose ayaa sheegay in la dardar galiyay dagaalka lagula jiro Al shabaab, iyadoo guulo laga gaaray Howlgaladii ugu dambeeyay, waxaana deegaanada ay gacanta ku dhigeen ciidamada xoogga dalka si weyn ugu soo dhaweeyay shacabka ku nool deeganaadaaasi oo sheegay in Al shabaab ay dhibaato ku hayeen.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dhinaca kale Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa kulan looga hadlayay xoojinta Amniga waxa uu magaalada Baraawe kula yeeshay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xooggga dalka iyo kuwa AMISOM.

Madaxweyne farmaajo ayaa dhawaan ku dhawaaqay in dalka uu dagaal galay ciidamada xoogga dalkana ay shabaab ku qaadi doonan dagaal looga qabsanaayo deegaanada ay gobollada dalka ka maamulaan.

 

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.