Somali News

Ciidamada Liyii Boolis oo si arxan darro ah u dilay gabar ku nool magaallada Qabri dahare

Ciidamada Liyuu boolis ee Maamulka ku hoos nool itoobiya ayaa waxa ay galabta si arxan darro ah u dileen mid kamid ah gabdhaha ku nool magaallada qabri dahare.

Gabadha la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Taysiir Food Cumar Maxamed waxaana la sheegay in ciidanku ay ceeji ku dileen oo weliba si arxan darro ah.

Dilka arxan darrada ah ee loo geestay gabadha waxaa warbaahinta u xaqiijiyay walaalkeed oo lagu Magacaabo Cabdi rashiid Cali,waxa uuna sheegay in Walaashiis ay Ciidamada liyuu Boolis Dhuunta ka ceejiyeen,sidaasna ay ku geeriyootay.

Related posts

Dhagayso:- Dagaalyahan katirsan Al-shabaab oo ku dhintay Qarax uu aasayey

Tifaftiraha K24

Xildhaannow: Xasan ha tagee, maxaa xiga?

admin

Amiirka Qadar oo kashifay sir hor leh oo ku saabsan kiiska Qudus ee Sacuudiga iyo Israel

admin