Haweeney shacab ah ayaa la sheegay in shalay galinkii dambe fal dil ah u geesatay askari booliis ah oo katirsanaa saldhiga Galbeed ee kuyaala degmada...
Masuuliyiinta Puntland iyo dadweyne iskaashanaya ayaa ku guuleystay iney soo bad-baadiyaan dadkii saarnaa Sadex Baabuur oo ay la tageen Daadad ka dhashay Roob ka da’ay ...
dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay deegaan lagu Magacaabo ina Diideey oo ku yalla duleedka Bari ee degmada Afbarwaaqo,waxaana dagaalkaas ku geeriyooday in...
Xaalad deganaansho aan caga badan ku joogin ayaa ka jirta saaka tuulooyin hoos taga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo ay shalay ku dagaalameen labo...
Wasiirka deegaanka maamulka Somaliland marwo Shukri Ismaaciil Baanddare ayaa ka hadashay roobabka dabaylaha iyo duufaanada wata ee la saadaaliyay in ay ku dhufanayaan deegaanada xeebta...
Dr.Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow oo horey isugu soo sharaxay xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan qaar ka tirsan Culumada Soomaaliyeed...
Guddoomiyaha gobolka Bari ee maamulka Puntland Cabdisamad Yuusuf Maxamed oo la hadlayay bulshada magaalada Boosaaso ee gobolkaas ayaa ka hadlay xaladda magaalada Boosaaso ee dhinaca Siyaasadda...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Sharciga doorashooyinka Qaranka oomaalmahaan ay dood adag ka leeyihiin Xildhibaannada Golaha Shacabka,isaga oo walaac ka...
Guddoomiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay nin dowladda Soomaaliya ay u ogolaatay Shiikh Xasan Daahir Aweys oo u xiran inuu ku baaqo in...
Warbaahinta Al-Shayaadiin ee Al-Andalus ayaa barnaamij gaar ah ka diyaarisay hadal dhowaan ka soo yeeray C/raxmaan C/shakuur Warsame oo uu ka jeediyay Xaflad ka dhacday...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta tababar u furay in ka badan 200 askari oo ka mid noqonaya ciidanka booliska Hirshabelle, kaasi...
Warar naga soo gaaraya golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegaya in loo yeeray labo wasiir oo xukuumadda federaalka ah ka tirsan si wax...
Hay’adda duulimaadka rayidka ee dalka Kenya ayaa war ka soo baxay waxaa amar culus lagula duldhigay duulimaadyada ka yimaada magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland. Qoraalka...
Hogaamiyayaasha gaashaanbuurta NATO ayaa soo gaba-gabayey shir madaxeed labo maalin uga socday duleedka London, waxaana ay soo saareen war-murtiyeed ay ku midaysan yihiin inkastoo la...
Diyaaradaha ka baxa Kismaayo ee si toosa u aadi jiray magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya ayaa waxaa lagu soo rogay maro cusub iyadoona maradaas...
Dowladda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay ka hadashay warbixino ay baahiyeen warbaahinta gudaha dalka Itoobiya oo lagu sheegay in ciidamada badda Itoobiya ee cusub uu...
Boqorka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa ku martiqaaday Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Hamad Al-Thani Shir todobaadka soo socda ka dhacaya magaalada Riyadh,...
Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa wada qorshe uu ku baabi’inayo isbahaysiga haya talada dalka Itoobiya, xili doorashada dalkaasi ka dhaceysa ay ka harsan yihiin...
Ciidamo ka tirsan kuwa Kumaandoosta Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay howlgallo qorsheysan ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose, halkaas...
Wararka aan ka heleyno Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka dhaca Qarax Xoogan, kaasi oo lagu dilay...
Dagaalyahannada kooxda Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in xalay saqdii dhexe ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Dhicise oo qiyaastii 30 KM u jira...
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in khilaaf xoogan ka jiro Odayaasha saxiixayaasha ah ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta dood ka leh sharciga doorashooyinka heer Federaal, kaasoo todobaadkii hore loo qeybiyay Xildhibaanada. Sharcigan...