dood 1231118_524141844366561_1636623398_n

Kaydka Wararka Xulka ah

vis

Villa Soomaaliya oo ku Mashquulsan Kulamo Siyaasadeed oo Lagu Shiiqinayo Kacdoonka Xildhibaanada (Faallo)

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si weyn ugu mashquulsan kulamo siyaasadeed oo looga gol leeyahay in lagu kala tuuro kacdoonka xildhibaanada qaar ay wadaan ee ka dhanka

Continue Reading »

Qeybta Kaydka Wararka Xulka ah

Socdaalkii Marka iyo Qoryooley (104)

Daawo Sawirro Qurux badan:- Socdaalkii dhulka ee R.W Abdiweli ku tagay Shabellaha Hoose

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Wafdi ballaaran oo hoggaaminayo ayaa socdaal labo cisho qaatay ku tagay magaallooyin kamid ah gobolka Shabellaha

Continue Reading »

Kaydka Wararka Xulka ah Archives

imagesCASFZ44S
Xisbiga Tayo oo Xafisyo ka furanaya wadamada Malesiya, India, Turkiga ,Yeman iyo Pakistaan iyo Xafiiskii Sudan oo la furay+Sawiro.
- May 8, 2014
Magaalada Khartum Caasimada Dalka Suudaan ayaa waxaa dhawaan si Rasmi ah looga furey Xafiis uu leeyahay Xisbi Siyaasadeedka Tayo waxaana Furitaankii Xafiiskaas loo qabtey Xaflad ay kasoo qeyb galeen Masuuliyiin ...
Xasan Sheekh
K24 oo heshay Xog-ku aadan Beelaha ugu badan ee Motionka Xasan Sheekh Wada.
- May 6, 2014
Soomaaliya wax caadi ah ayay ka noqotay in masuul ugu sarreeya dalka laga keeno Mation/kalsooni kala noqosho, waxaana tani ay noqonaysaa tilaabo adag in laga hortago maxaa yeelay marka la ...
DSC04014
Dhageyso:- Xildhibaan Aaden Waqmaashe “Guul ayuu ka gaaray dib-u-heshiisiinta Gudigii uu sameeyay R/W Abdiweli
- May 5, 2014
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa dhawaan socdaal qaatay muddo hal asbuuc ah ku gaaray Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo xubno ka ...
articles
Nidaam dowladeed nooceebaa ku haboon dadka Soomaaliyeed ?
- Apr 27, 2014
Ka dib markii ay burburtay dowladd Dhexe ee Dalku lahaa,Waxaa soo baxayey aragtiyo kala duwan oo ku aadan nooca dowladnimo ee ku haboon dadka Soomaaliyeed ka dib dagaaladii sokeeye ee ...
cumar laki man
Dhagayso Barnaamij gaar ah: Kala Fogaanshaha Labada Maamul ee Konfur Galbeed. W/D: Cumar Laki Man.
- Apr 26, 2014
Magaalada Baydhaba oo ah magaala Madaxda Gobolka Baay ayaa ka mid ah Magaaloyinka lagu xusuusto Isbadbadalada siyaasadeed ee dalka ka jira. Baydhaba ayaa mar Noqotay Caasimadda Mid ka mid ah Dowladihii ...
gol_1
Daawo:- Xukuumadda oo ka hadashay Guddoomiyaha Cusub ee Maanta la magacaabay iyo Sababaha keenay
- Apr 24, 2014
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka joogtada ah ee golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlay ansixinta guddoomiyaha ...
Siyaasi Shuceyb Jaamac : K24
Dhageyso: Siyaasiga Shuceyb Jaamac oo weerar afka ku qaaday R/W Abdiweli, Abdiweli Gaas iyo Ahmed Madoobe. Maxayse tahay SABABTA?
- Apr 23, 2014
Siyaasiga Shuceyb Jaamac ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay arrimaha Jubbooyinka iyo sida uu Ra'iisul wasaare Abdiweli Shiikh Ahmed u wajahay, isagoona sheegay inay talaabadaasi aheyd mid loo sineyn. Shuceyb ...
Bayaan
Beesha Sheekhaal: ”Waxaa la gaaray xiligii kacdoonka ee la iska kor-qaadi lahaa labada cadow ee Jubbooyinka fadhiya”
- Apr 23, 2014
Shirka  khadka telefoonka ah oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan qeybaha ay ka kooban tahay beesha Shiikhaal sida Qaybaha Ganacsatada, nabad-doonada, aqoon-yahanka, haweenka, dhalinyarada ee ku kala nool daafaha caalamka ...

« Previous PageNext Page »

Latest News

Saado Cali WARGELIN: Saado Cali oo baroordiiq loogu sameynayo wadanka Holland, kasoo qeybgal wacan
- Jul 25, 2014
WARGELIN: Dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holland iyo dalalka kale ee jaarka ...
baaq DAAWO: Jaaliyadda SADE ee wadanka Swedan oo baaq nabadeed u diray dhinacyada ku dagaalamaya CABUDWAAQ.
- Jul 25, 2014
Waxaa isa soo taraya baaqyada nabadeed ee loo dirayo beelaha walaalaha ah ee ku ...
Dalaal Cilmi Cismaan DAAWO: Dalal Cilmi Cismaan oo si adeg uga hadlay DAGAALKA Cabudwaaq iyo Baaq uu diray dhinacyada is horfadhiya.
- Jul 25, 2014
Dalaal Cilmi Cismaan oo muuqaal soconaya sagaal daqiiqo soo dhigay barta uu ku leeyahay ...
Maqaal Maqaal: Saxaafaddu indha-adeeg ma ahan ee waa aqoon la bartaa.
- Jul 24, 2014
  Dunida aynu mantaa ku noolnahay waxaa ka hana qadaay saxaafaad xor ah oo wadamada ...
Al-Shabaab-Mandhera-170x114 XOG: Sarkaal ka tirsanaa Shabaab oo lagu dhex dilay saldhiga degmada Baraawe. SABAB?
- Jul 24, 2014
Wararka ka imaanaaya Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in Saldhiga ...
SAWIRO: R/W Abdiweli iyo Wasiiradiisa oo ka hadlay dagaalka Cabudwaaq, kadib markii 24 shalay ka qortay inay ka aamuseen arrintaasi.
- Jul 24, 2014
Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir ...