Category Archives: English News

Al-shabaab:- Trump wa doqon lacag haysta

Muuqaal Diiqado Soconaya oo ay Soo Saareen Xarakada Al-shabaab ay kaga hadleen hab dhaqanka madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump kaasi oo dhawaan ku guuleystay doorashadiii dalkaas ka dhacday.

Al-shaabab waxa ay sheegeeen in Madaxweyne Donald Trump uu yahay maal-qaabeen aan maskax lahayn, waxayna ku dhaliileen shacabka dalka Mareykanka qaabka ay ninkaan u dooreen.

Al-shabaab waxa ay sidoo kale muuqaal ay soo bandhigeen ay ku sheegeen in Donald Trump uu yahay Madaxweynihii ugu xumaa ee uu abid yeesho Waddan Dunida ku yaala,waxaana ay sheegeen in uusan ahayn nin u qalma madaxtinimada Mareykanka.

Dhanka kale dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab waxa ay sheegeen in ay sii kordhin doonaan weerarada ay ka geystaan gudaha dalka Kenya xili wax ka yar labo todobaad ay ka harsan tahay doorashada Madaxtimada dalkaas.

Donald Trump markii uu la wareegay Talada Mareykanka waxaa uu kordhiyay weerarrada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab,waxaana warbixin ay soo saartay Dowladda Mareykanka lagu sheegay in Al-shabaab ay noqotay kooxda khasaaraha dhimasho ee ugu badan Afrika geysatay Sanadkii 2016ka.


Warbixin ay soo saareen ilo dhanka amaanka ah ayaa lagu sheegay in Weerarrada Al-shabaab ee Sanadkii 2016 ayaa lagu sheegay 359 weerar,waxaana ka dhashay dhimashada dad ka badan 700 oo Qof

Khilaaf weyn oo soo kala dhexgalay Maamulka Ahlusunna iyo Madexweyne Farmaajo iyo Ahlusunna oo digaalki Xeraale ku eedaysay in Dowlada qayb ka aheed.

Warar naga soo gaaraaya Villa Soomaaliya ayaa tibaaxaaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhexgalay Maamulka Farmaajo iyo Kuwa Ahlusunna ee ka arrimiya Gobaladda Dhexe ee Dalka Soomaaliya.

Xiriir ka Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Ahlusunna oo horay u ahaa mid fiican ayaa bilihii udanbeeyay soo xumaanaayay kadib markii Ahlu Sunna ku eedaysay madaxweyne Farmaajo in oo fulin waayay heshiis ay horay ugaleen.

Kilaafkaan ayaa sii xoogaystay kadib markii ay ciidamada Nabad sugida ee Soomaaliya ee NISSA oo fadhigoodu yahay Dowlad Gobaleedka Galmudug ay si toos ah ooga qayb qaateen Dadaalkii Dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay Magaalada Xeraale ee Gobalka Galguduud.

Wada hadal dhanka telephone ka ah ee dhex maray madaxweyne Farmaajo iyo Madexweynaha Maamul Gobaleedka Gobalada Dhexe/Ahlusunna ayaa ku dhamaaday natijo la,aan kadib markii Ahlusunna ku eedeysay Farmaajo in uu maray wadadii Dowladii Xasan Sheikh, asagoo kabaxay balan ay horay uwada digteen.

Hada ka hor ayay aheed markii ay digaala noocaan oo kala ah ka dhaceen Degmooyinka Caabudwaaq, Guriceel iyo Dhuusamareeb kuwaas oo Maamul Gobaladda dhaxe ee Ahlusunna ay ku eedeeyeen Dowladii waqtigaa jirtay.

Maamulka Gobalada dhaxe ee Ahlusunna ayaa sidookale Farmaajo ku eedaysay in uu gacanta u galay ururka Al-ictisaam oo horay loo oran jidhay Al-ixitixaad Al-islami kaas oo xurguf dhanka mabaadiida ah kala dhaxayso Ahlusunna

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka dalbaday maamulka Ahlusunna in ay wada hadlaan wixii khilaaf iyo tabasha ahna hoos loo dhameeyo.

Xafiiska Wararka
Caabudwaaq Galguduud

PRESIDENT FARMAAJO’S SPEECH AT THE REFUGEE SOLIDARITY SUMMIT, KAMPALA-UGAND

Excellences and Distinguished delegates

Let me start by thanking H.E Yoweri Museveni, President of the Republic of Uganda for hosting the Uganda Solidarity Summit for Refugees.

I would also like to thank H.E Antonio Guteres, the United Nations Secretary General for co-hosting this summit and his commitments to the wellbeing of refugees everywhere.

Earlier today I met with successful Somali businessmen and businesswomen in Kampala who told me the freedoms and liberties that Somali refugees enjoy in Uganda. The freedom to engage in business, own property and develop themselves as well as contribute to the economy of this great nation

This once again proves that Somalis are resilient and entrepreneurial by nature. It is not a common occurrence to see refugees in a camp work so tirelessly and develop themselves to the point of becoming successful businessmen and businesswomen and contribute to the economy of the host nation

It also proves that our brothers in Uganda are both welcoming and hospitable. If Uganda had not granted our refuges the freedom of movement, right to own land, right to seek employment and to establish businesses, access to public services including Education and Health, and ease to get all the necessary permits and other documents, the Somali businessmen and businesswomen I met today and many others from across Africa would not have had the opportunity to develop themselves.

But not only that, Uganda is, as we all know, one of the troop contributing countries that form part of the Amisom peacekeeping force. Ugandan troops make daily sacrifices for the safety and security of our people. We are immensely indebted to Uganda for the unconditional support

Ladies and Gentlemen:

Uganda hosts over one million refugees, among them close to fifty thousand Somalis

We acknowledge that hosting one million refugees while ensuring hosting communities are hospitable and friendly is not easy. However, Uganda is living up to its international obligations, even with the ongoing influx of more refugees
We must also acknowledge that it will be difficult for Uganda to continue its progressive refugee policies with the absence of a robust support from the international community.

We therefore urge the international community to support Uganda’s efforts to meet the immediate humanitarian needs of refugees and long-term needs of both refugees and communities hosting them.

Uganda’s progressive refugee laws provide a perfect example that where the opportunity to integrate is provided, refugees can potentially make a turnaround in life. Somali refugees have proved to the world that they have the skills to become economically self-reliant.

I ask refugee-hosting countries to grant access to the same social services that their people enjoy, and give refugees the chance to develop themselves.

Ladies and Gentlemen:

Somalia is, and has been making progress. Today Somalis everywhere have huge expectations from my administration, I intend to fulfill the pledges I made to the Somali people that we will overcome the enormous challenges we are facing and restore Somalia’s glory, I am convinced that Somalis have what it takes to make that happen.

Thank you.

Maxaad ka ogtahay Xubnaha Urur Diimeedyadda ee ku milmay Dawladda Somalia,?

 

Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed C/laahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia.

Xafiiska Madaxwaynaha ayaa dhawaan waxaa loo magacaabay Agaasime Guud oo laga dhigay Fahad Yaasiin oo ka tirsan Urur Diimeedka Akhwaanul Muslimiin ee ay taageerto Qadar. Waxaana Ku Xigeen looga dhigay C/risaaq Shoole oo la tuhunsan yahay inuu ka tirsan yahay Urur Diimeedka Saaciduun Bil Xaq ee ay wal walka ka muujiyeen Culumadda Soomaaliyeed oo isna ay taageerto Dawladda Qadar.

Haddaba waa Kuma Fahad Yaasiin?

 

Fahad Yaasiin Waa Wariye ka tirsanaa Telefeshinka Aljazeera. waxaana uu xiriir dhaw la leeyahay Dawladda Qadar oo la aaminsan yahay inuu u qaabilsan yahay Arrimaha Somalia. Waxaana Fahad Awoodiisa Siyaasadeed ay soo ifbaxday markii uu door ku yeeshay Doorashadii 2012 ee uu ku soo baxay Xasan Sh Maxamuud oo la aaminsan yahay inuu ahaa Shaqsigii fududeeyay Dhaqaalaha Doorashadda ay ku galeen Xisbiga Damuljadiid, lkn markii la doortay Xasan Sh ayeey kala boodeen Fahad oo isku diyaarinayay inuu Dawladda daaha gadaashiisa ka maamulo.

Fahad waxa uu mar kale soo muuqday 2016 kii markii la isku diyaarinayay Doorashadda Madaxtinimadda Somalia oo uu taageerayay Madaxwaynaha hadda taladda haya Maxamad C/laahi Farmaajo oo uu xooggaa dhaqaale ah uga keenay Dawladaha Qadar iyo Iiraan oo ka caraysaa Goáankii uu Xasan Sh xiriirka ugu jaray Iiraan.

Fahad waxa uu sidoo kale marar dhawr ah Dhaqaale si qarsoodi ah u soo gaarsiiyay Ururka Alshabaab oo ay taageerto Dawladda Qadar. Waxaana uu Fahad sidoo kale sabab u ahaa in Hogaamiyihii Ururkii Argagixisadda ee Xisbul Islaam, Cumar Iimaan Abuubar, iyo Maxamad Siciid Atam oo ka tirsanaa Alshabaab ay Magan galyo siiso Dawladda Qadar, isagoo sidoo kale gar wadeen ka ahaa Qorshe ay Dawladda Qadar ku doonaysay in Sh Xasan Daahir Aways isna la dajiyo Qadar, taasoo ay diiday Dawladda Somalia.

Fahad waxay Xogta Hornafrik heshay muujinaysaa inuu la shaqeeyo Sirdoonka Qadar. Waxaana uu u yahay Il Wareed ay Macluumaadka Somalia ka qaataan, una dirsadaan Hawlaha ay ka rabaan Alshabaab. haddana waxa uu ku darsaday Dawladda Somalia oo isagu hadda uu si dadban u maamulo.

Dad badan ayaa aaminay in Siyaasiga Fahad uu taageero uu noqonayo Madaxwayne. laakiin Dadka Siyaasadda u dhuun duleela waxay aaminsan yihiin in Fahad uu yahay Dulaal Dawladda Qadar ee uusan saamayn ku lahayn Siyaasadda Somalia. Waxayna Xeel Dheerayaashu ku doodayaan in Fahad uu sabab u noqon doono Fashilka Farmaajo oo haddaba ka tuuray haadaan markii uu ku qasbay inuu taageero Qadar, dhabarkana xijiyo Imaaraadka iyo Sucuudiga oo Xiriir Ganacsi la leh Somalia, taageerana siinayay Dawladihii isaga dambeeyay Somalia.

Waa Kuma C/risaaq Shoole?

 

C/risaaq Maxamuud Shoole Waa Agaasime Ku Xigeenka Madaxtooyadda Somalia waxa uu horay Maamule uga soo noqday Markaz Daarul Culuum oo ay ka soo baxeen inta badan Dhalinyaradda Alshabaab. Waxaana uu Markazkaasi ahaa goob lagu tababaro Xagjiriinta oo ay maalgaliso Dawladda Qadar, kadib waxa uu C/risaaq ka mid noqday Xubno ku dhawaaqay Ururka Saaciduun Bil Xaq oo isna ay maalgalinayso Qadar.

Shoole waxa uu gacan saar la leeyahay Ururka Alshabaab oo ah Koox Argagixiso ah oo ka dagaalanta Geeska Afrika. Waxaana hadda ka soo muuqashadiisa Madaxtooyadda Somalia ay walaac galisay Sirdoonka Reer Galbeedka oo shaki ka muujinaya sida loola wadaagi Macluumaad Dawlad ay Xafiisyadeedii ugu sareeyay ka arrimayaan Shaqsiyaad gacan saar la leh Alshabaab.

Gunaanad

Dawladda Somalia oo la filayay kadib doorashadii Madaxwayne Farmaajo inay noqon doonto Dawlad aysan ku baraxnayn Urur Diimeedyo ayaa hadda Rajadaasi meesha ka baxday. Waxaana ay la mid noqotay Dawladihii ka horeeyay oo ay maamulayeen Urur Diimeedyadda Aala Sheekh iyo Damul Jadiid.

Xigasho:  Hornafrik.net

SRSG KEATING CONDEMNS ATTACK ON POPULAR MOGADISHU RESTAURANT AND HOTEL

PRESS STATEMENT 09/2017

The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Michael Keating, condemned in the strongest possible terms last night’s attack on the Pizza House restaurant and Posh Hotel in Mogadishu that reportedly killed at least 19 people.

Al-Shabaab has claimed responsibility for the attack, which was triggered by a suicide car bomber and targeted customers who frequent the restaurant and adjacent hotel. Five militants who seized control of the restaurant were subsequently killed by Somali security forces.

“Last night’s attack was clearly aimed at civilians who were breaking the fast,” said Mr. Keating. “There can be no justification for such acts of wanton bloodshed. The holy month of Ramadan is a time of peace and compassion; the attackers have shown cynical contempt for this, and set back the prospect for a peaceful solution to Somalia’s problems”.

“On behalf of the United Nations and the broader international community, I extend our heartfelt condolences to the families and victims of the deceased and wish a full and speedy recovery to those who sustained injuries in the attack.”

PRESS STATEMENT: Somali Special Forces Strike Destroys Alshabab Training Base in Middle Jubba

President Mohamed Abdullahi Farmajo’s statement on the dawn strike on Alshabab training base near Sakow.

“Earlier today, I authorized our special forces with the support of our international partners to conduct a strike against an al-Shabaab training camp near Sakow, Middle Juba region. This was a successful strike which destroyed a key al-Shabaab command and supply hub. This will ultimately disrupt the enemy’s ability to conduct new attacks within Somalia.”

“I said when I took office that security will be top priority for my administration. This strike will enhance security and reduce the threats of Alshabab.”

“We have long suffered at the hands of Alshabab which is supported by global terror networks. We and our international partners will take every possible precaution to protect our civilian population from harm during these operations while targeting terrorists.”

“All of us know somebody from our youth, our village, our families, who has been killed or injured by the senseless violence of al-Shabaab. I have personally met the families and the victims of several Alshabab attacks. For those who have suffered under al-Shabaab, and for the rest of Somalia, I want you to know that we are committed to defeating al-Shabaab and uniting our people.”

“To the members of al-Shabaab, I tell you that we are bringing the fight to you. If you, however take advantage of my amnesty offer and denounce violence, we will integrate you into our reform program. You have no future with the terrorists, but you can still be a part of Somalia’s future; a peaceful and prosperous future.”

END

President Farmaajo: “We will pursue them, and we will defeat Alshabab terrorists.

Mogadishu, 08 June 2017– President Mohamed Abdullahi Farmaajo has sent his condolences to the families and the people of Puntland following today’s ambush on a military camp in Af-Urur, near Galgala Mountains.

The president has termed the fallen soldiers as the true martyrs, as they died protecting their people and their country.

“ We are deeply saddened by the tragic loss of a number of our gallant soldiers in today’s attack in Af-Urur, Puntland. They fought hard and bravely for their country, to keep their people safe during this holy month of Ramadan. We will forever remember them, they are the real martyrs”

The president assured the citizenry that his administration would not show mercy in dealing with Alshabab terrorists who have no regard for the sanctity of life and the holy month of Ramadan.

“This once again proves that the enemy we are facing is dangerous, is bent on causing harm to the peace loving people of this country and must be fought with by all means. We must show no mercy in dealing with Alshabab”

President Farmaajo promised Alshabab would be pursued and would pay for today’s attack.

“We promise that Alshabab won’t get away with this. As of now, our troops are in hot pursuit of the enemy; they will pay for today’s attack. I am confident our forces would defeat this abhorrent enemy”

President Farmaajo spoke on the phone with the president of Puntland and assured him that the Federal Government would stand by the administration and people of the region.

END

Abdinur Mohamed Ahmed
Director of Communications

Somalia: Farmajo’s 100 days in office, security still in limbo

Sunday 4th marked President Mohamed Abdullahi Farmajo’s first 100 days in office in Somalia.

Thousands of people and government officials took part in an organized rally held in Mogadishu’s Banadir Football Stadium to mark President’s 100 days in Villa Somalia.

Addressing thousands of people at the rally, Farmajo spoke about his achievements during his first 100 days in office.

“We are determined to compete with the world; We also want you to compete with other communities in the world.
We want to compete not only with African countries but with European countries in terms of transparency and credibility. We want you to work with us in terms of paying taxes and security, so that we can move forward with the rest of the world,” the president said.

Somali president promised to fight the corruption, bring back stability in the war-ridden country and create jobs to thousands of Somalia youths in the next 4 years.

Since the President was elected early this year, Al-Shabaab carried out the deadliest attack that killed more than 200 people within the first Three months of his stay in office.

Somali President on the other hand has called on Al-Shabaab to come to the negotiating table, and open talks with his government or face eradication within the coming 2 years.

However, Somali Islamist militant group Al-Shabaab dismissed President Mohamed Abdullahi Faramajo’s declaration on the war.

Siyaasi Abdiweli Garyare oo kulan la qaatay xildhibaanada Galmudug, kuna socda wadadii Xaaf.

 

Siyaasiga Abdiweli Ibrahim Garyare oo ka mid ahaa ragii sida weyn uga shaqeeyey inuu kursiga Madaxweynaha Galmudug laga qaado Abdikariim Guuleed, islamarkaana Xaaf uu meeshaasi Madaxweyne ka noqdo ayaa iminka bilaabay kulamo uu la qaadano baarlamaanka Galmudug.

Xildhibaanada Galmudug oo uu afur ugu sameeyey xalay hotel Karmel ayaa waxaa uu kala hadlay lama arrimood, kuwaasi oo uu ku sheegay :

(Sidii aan ugu bogaadin lahaa geesinimada iyo xilkasnimada ay ku sameeyeen isbadel looga talaabo maamulkii ragaadiyey dadka deegaanka Galmudug, looguna heli lahaa madax cusub oo looga fadhiyo horusocod dhab ah, oo aan afka baarkiisa aheyn. ) Ayuu yiri Abdiweli Garyare, waxaana uu intaasi raaciyey:
(Sidoo kalana waxaan kulanka uga hadalnay sidii baarlamaanka usii wadi lahaa isbadelada lama huraanka ah ee muuqda iyo la xisaabtanka hay’addaha fulinta, taasi oo dhabaha u xaareysa inaysan laba sano ee hartay inaga khasaarin. )

Hadalka Abdiweli Garyare iyo kulanka uu la qaatay xildhibaanada ayaa waxaa ay muujinayaan inuu ku socdo xilka Madaxweyne kuxigeenka Galmudug, isagoona taageeraya mooshinka xilka qaadista ee laga diyaariyey Maxamed Xaashi Carabeey.

Madaxweyne Ahmed Ducaale Xaaf ayaa ka mid ahaa ragii xildhibaanimada ka raadsaday Cadaado, balse markii kurisigaasi la dhaafiyey isagana go’aansaday hanashada xilka Madaxweynaha Galmudug, sidaasi si la mid ah ayaa Garyare isagana xildhibaanimada uu waayey dhalisay sida muuqata inuu Madaxweyne kuxigeenka Galmudug u istaago.

Abdiweli Garyare waa siyaasi da’yar, waxaana wariye iyo hal-abuur bulshada Soomaaliyeed laga dhex yaqaan, inkastoo lagu tiriyo raga sida weyn uga soo horjeeda dowlada Madaxweyne Farmaajo.

SRSG KEATING WELCOMES THE PEACE DISCUSSIONS IN ADAADO

The Special Representative of the United Nations Secretary-General (SRSG) for Somalia Michael Keating welcomes the peace discussions that took place between Presidents Abdiweli Mohamed Ali “Gaas” of Puntland and Ahmed Ducaale Geelle “Xaaf” of Galmudug state to build peace and confidence in the central regions, with a focus on Gaalkacyo, on 29 May 2017.

“The discussions that took place between Presidents Gaas and Xaaf are very significant and encouraging. Resolving grievances and finding mutually beneficial solutions is the way forward for the central regions overall, and especially for Galkacyo right now,” said SRSG Keating. “Everyone stands to benefit.”

The two state presidents agreed to end the dispute and promote constructive dialogue between their administrations. They committed to the opening of roads to allow free movement of people and goods.

United Nations and international partners stand ready to support Presidents Gaas and Xaaf and working with all constituencies in supporting Somalia’s peace and state-building process.