Animation

Caleema saarka Madoobe oo la Cambaareeyey Sawirro+Bayaan

no responses
Monday September 14, 2015 - 9:51 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Shir ay isugu yimaadeen xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Siyaasiyiin Jubbooyinka ka soo jeeda iyo dhaqan ayaa looga hadlay Caleema saarka Axmed Madoobe.

Shirka waxaa ka hadlay Xildhibaan Maxamuud Cali Magan iyo Siyaasiga ruug cadaaga ah Cabdi Shire Warsame.

Hoos ka daalaco Bayyaan iyo Sawirrada.

Halkan ka akhri Warqadda

1 2 3 4 5

Facebook Comments