Animation

Cabdirashiid ilqeyte milkiilihii hotel saxafi oo kamid ah dadkii ku geeriyooday weerarkii saaka.

no responses
Sunday November 1, 2015 - 5:23 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Wararka aan kaheleyno ila wareedyo muhiim ah oo ka agdhaw hotel saxafi Ayaa sheegaya in dadka ku geeriyooday weerarka hotelka uu kamid yahay milkiilihii hotelka cabdirashiid ilqeyte.

marxuum ilqeyte milkiilhii hotel saxafi ee Magaalada Muqdisho Ayaa wararka sheegayaan Inuu kamid yahay shakhsiyaadka ku geeriyooday weerarka ay alshabaab hiigtii hore ee saaka ku qaadeen hotel ka saxafi.

sidoo kale tiro xildhibaano ah Ayaa ku dhaawacantay weerarka kuwaas oo looqaadey isbitaalka madiina, waxaana bahda k24 ay ku dabajiraan helitaanka magacyada xildhibaanada dhaawacmay

wixii Kusoo Kordha kala soco kismaayo24.com

nagala soo xiriir ireportk24@gmail.com

Facebook Comments