Musharaxa madaxweynaha koonfur Galbeed somalia Mudane C/casiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen) ayaa maanta la kulmay Odeyaasha dhaqanka Deegaanka 3 Gobol ee KGS
Odeyaasha Dhaqanka kaso jeedo deegaanka Koonfur galbeed somalia ayaa soo dhaweeyey In isbedel ka Dhaco Deegaanka Koonfur galbeed
Waxay musharaxa madaxweynaha ka cod sadeen iney isbedel rabaan waxayna Si Diiran Usoo dhaweeyeen inuu u tartamo xilka madaxweynaha Koonfur galbeed
Musharax lafta gareen ayaa ugu danbeen odeyaasha u sheegay in isbedel dhici doono waxaana uu sheegay hadii uu noqdo homaamiyaha maamulka koonfur galbeed uu ka shaqaynayo midnimada iyo wadajirka shacabka koonfur galbeed iyo waliba kuwa soomaaliyeed.
musharaxaani ayaa ah musharaxa ugu cadcad dhamaan musharaxiinta maamulka koonfur galbeed Waxaana Uu Taageero Weyn Ka Haystaa Shacabka iyo Xildhibaanada Koonfur Galbeed.