Breaking News Somali News Top News

Caabudwaaq oo ka qayb galay Gurmadka Qaran ee loogu Baroor diiqayo Dadkii ku Dhintay Qarxii Muqdisho

Qaar ka mid ah Dadka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ka qayb galaya Gurmadka Qaran ee loogu Baroor diiqayo Dadkii ku Dhintay Masiibadii  ka dhacday Zoobbe ee Magaalada Muqdisho.

Dadkaan isu soo bananbaxay ayaa waxay cambaareeyeen Kooxdii ka dambeysey qaraxii lagu xasuuqay shacabka soomaliyeed waxayna ilaahay uga baryeen intii dhimatay in ilaahay unaxariisto iyo dhaawacmatay samir iyo imman ka siiyo. 

Related posts

Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland iyo Wasiiro ka hadlay…

admin

KASHIFAAD: Maxaa ka jira in Beesha Caalamka ay Prof. Jawaari u aqoonsatay Madaxweyne KMG..?

admin

Daawo: Ra’isul wasaare kheyre oo maanta xariga ka jaray wado loogu magac daray DR. KADARE oo dayactir lagu sameeyay

Tifaftiraha K24