Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Xulashada K24 XULASHADA TODOBAADKA

Bulshada Galmudug iyo Maamulkooda oo siwayn ugu diyaargaroobay Soodhawaynta

Bulshada Reer Galmudug iyo Maamulka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Si Weyn ugu Diyaar garoobay soo dhaweynta Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Dhankale Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqasho Ku Maraya Deegaanada Puntland, ayaa Laga sugayaa in uu Galmudug soo gaaro.

Sidoo kale Goobaha uu Booqanayo Waxaa Ka mid ah Galkacayo, Caadaado, Caabudwaaq , Guriceel Iyo dhuusamareeb.

Safarkaan ayaa lagu sheegay in uu yahey mid Culus ayadoo ilaa waxii ka dambeeyay burburkii dalka aysan horay udhicin Madaxweyne iskumara intaas oo magaalo iyo dagmo oo uu noqday madaxwayne farmaajo Madaxweynihii ugu horeeyay Burburka kabacdi.

Related posts

AKHRISO:- Madaxweyne Gaas Oo Weerar afka ah ku qaaday Dawladda Soomaaliya.

Ahmed sudani

XOG: Kheyre iyo Axmed Madoobe oo isku fahmi waayay waxa laga yeelaayo ciidanka ku xareysan Duleedka Kismaayo. ” Daawo”

admin

XOG: Kenya oo Sheegtay in ay Dishay Xubno ka tirsan Alshabaab ” Tirada Xubaha ay Dishay oo ay Shaacisay”

admin