Breaking News Somali News

BREAKING: Qarax sababay Dhimasho iyo dhaawac oo goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax Sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa goordhaw ka dhacay isgooyska Fagax qeybta dagmada yaaqshiid.

Qaraxa oo ahaa bambo nooca gacanta laga tuuray ayaa waxaa lala eegtay fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin fagax.

Inta la xaqiijiyay qaraxa waxaa ku naf waayay laba ruux oo midna uu shacab yahay kan kalana uu askari yahay dhaawacana waxaa la sheegay ilaa 3 ruux.

Ciidamada ayaa Qaraxa ka dib furay risaas culus, Waxaana Hada degan Jawiga Guud ee isgooska fagax oo ah ‘isgoos aad u mashquul badan.

 

Related posts

Dhagayso:- Ex Gudoomiye Qarjab " Ha is Casilo Wasiirka Cafimaadka Puntland Eenow"

admin

“Sahanka aan ku sameynay Shidaalka Soomaaliya lacagteena ayaa naga gashay”

Mohamed Abdirashid Abaajo

War hada: Alshabaab Meeqa ayey sheegtay in Ciidamada Kenya ay uga dishay Weerarkii Saakay ay ku qaaday Deegaanka Kulbiyoow???

Tifaftiraha K24