Breaking News:- Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Ereteriya oo Muqdisho so garay.

0

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada wadanka Ereteriya ayaa saka Muqdisho so garay wafdigaan ayaa waxaa la filaya in uu hordhac u yahay Safar Madaxweynaha ereteriya uu ku iman doono wadanka Somalia

Wafdigaan ka socda Dowlada Ereteriya waxaa garoonka diyaaradaha ee adan cade ku soo dhaweyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad

Wa markiii ugu horaysay ee wafdi  heerka  gaarsiisan oo ka socda wadanka ereteriya uu soo garo wadanka Somalia.