Breaking News Barlamanka Jubbaland oo Axmed madoobe u diiday mudo kororsi

0

Hogaamiyaha Kooxda Raaskambooni axmed madoobe ayaa manta waxa uu barlamanka Jubbaland ka codsaday in ay mudo kordhin u sameeyan.

Xildhibaanada Barlamanka Jubbaland oo qaati ka taagnaa caburinta iyo wax qabad la,anta Axmed Madoobe ayaa ka diiday codsigii aha in mudo labo sano ah logu daro.

Shacabka iyo Siyaasiyiinta Jubbaland  ayaa wayadan ku jiray dadaalo ay iskaga dulqaadayan  taliska Axmed madoobe ee caanka ku noqday la shaqaynta al shabaab iyo duminta qaranka somaliyeed.

Axmed madoobe oo cabsi ka qaba in u ku baxo kacdoonka shacabka jubbaland ayaa miciin biday in uu mudo kororsi been ah sameeyo balse taasi wa miduu ku bixi laha shacabka iyo Dowlada dhexe ee Somaliyana ma aqbali doonan.