Animation

Breaking: Madaxweynihii Hore ee Puntland oo Noqday Musharaxa Labaad ee ku Guuleystay Aqalka sare Puntland

no responses
Thursday October 20, 2016 - 9:12 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Xildhibaanada Puntland ayaa Kursiga Labaad ee Aqalka Sare u Codeeyay Madaxweynihii Hore ee Maamulkaasi Cabdi Raxmaan Sh. maxamad Faroole Isagoona Kursiga Labaad kula Tartamaayay Musharax Cabdi Mahdi Osman.

Faroole ayaa Noqday Xubinta Labaad ee Aqalka Sare Puntland waxaana ka horeeyay Raisul Wasaaraha Soomaliya Cumar C/Rashiid.

Hada waxaa socota Codeynta Kursiga Seddexaad ee Aqalka Sare.