BREAKING: Madaxweyne Farmaajo oo goordhaw gaaray Magaallada Beledweyne

0

Madaxweyne Farnmaajo oo Goordhaw gaaray Magaallada Beledweyne oo la ciir ciireysa Biyo buux dhaafiyay Bartamaha Magaallada kadib markii dhawaan uu kusoo fatahay wabiga shabeelle.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaraddaha ugaa khaliif ku soo dhawoow hogaamiyaha dowlad goboleed-ka hirshabeelle maxamad cabdi waare iyo mas’uuliyiin maamulkaasi ka tirsan.

Ujeedka socdaalka madaxweyne Farmaajo ee Beledweyne ayaa ah u kuur galidda xaaladda beni’aadannimo ee magaallada ka jirta iyo in gurmad deg deg ah loo sameeyo qoysaski guryahooda uga barakacay Biyaha wabiga