Beelaha Ay Kasoo Jeedaan Dadkii Maraykanka Iyo Puntland Ku Laayeen Mudug

0

Wakaaladda warqaad ayaa heshay beelaha ay kasoo jeedaan dadkii xalay Diyaaradaha Maraykanka iyo ciidanka Puntland ku laayeen duleedka Gaalkacyo.

Dadka dhintay oo ciidan iyo shacab u badnaa ayaa hadane waxay isugu jireen ciidan Galmudug ah iyo sidoo kale dad shacab ah.

Warqaad ayaa si horudhac ah waxay u heshay qabiiladda 13 qof oo ka mid ahaa dadkii la dilay.

Dhammantood waxay ka tirsanaayeen beesha Sacad Habargidir, waxaana ay kasii ahaayeen.

9 qof oo beesha Sacad kasii ah indhayar

2 qof oo beesha sacad kasii ah ayanle

1 qof oo beesha sacad kasii ah nimcaale

1 oo beesha sacad kasii ah faralle

waxaynu weli wadnaa raadinta dadka kale ee dhintay beelaha ay kasoo jeedaan.