Barlamaanka Midowga Yurub oo ansixiyey Sharci lagu xakameynaayo Qaxootiga.

0

Barlamaanka Midowga Yurub ayaa Ansixiyay Sharci Cusub kaasi oo lagu Xakameenayo Qaxootiga Sida Sharci darada ku imaanaya Wadamada xubinta ka ah Midowga Yurub.

Sharciga ayaa dhigaya in Ciidan loo sameeyo Xaduuda Wadamada Yurub kuwaasi oo tiradooda gaaraya 10,000 kun oo Ciidan gaar ah kuwaasi oo qabanaya shaqooyin kala duwan.

Shaqooyinka sida qaaska u qabanayaan waxaa kakid ah Ilaalinta soo galootiga sida Sharci darada kusoo dhaafaya Xaduuda iyagoo samneeya baatritaano ay kamid yihiin waydiinta Aqoonsiga Dadka laga shakiyo markaasi.

Xaruunta Ciidanka ayaa laga dhigayaa Caasimada warsow Halkaasi oo maraakiibta iyo diraadaha ay ka hoolgalayaan iyadoo tirada ciidanka la dhamestirayo bilowga 2020.

Wadamada xooga ugu badan lasaarayo waxaa kamid ah Dalka Gariiga halkaasi oo qaxooti badan kasoo gudbaan sanadihii u danbeeyay oo Qaxootiga aad u kordheen.