Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News Xulashada K24

Baarlamaanka DFS Oo Ansixiyay Xeerka lagu aas-aasay Baarlamaanada Midawga Africa.

Kulanka golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir goddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/ramaan ayaa lagu ansixiyey hab maamuuska xeerka lagu aas aasay Baarlamaanada Midawga Africa, kaas oo Soomaaliya ay xubin ka tahay.

141-Mudane ayaa ogolaaday xeerkan, waxaana ka aamusay 3-Xildhibaan, sidaas ayuuna ku meel maray, sida gudoonka golaha shacabku sheegeen.

Xeerkan ayaa shalay Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay ansixiyeen, ka dib markii uu horgeeyey Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka, mudane Mahad Cabdalla Cawad.

Related posts

Faafaahin laga bixiyey shir Culumada ugu socda Magaalada kismaayo ee Xarunta Jubbada Hoose

Sakariye Sakariye

Xildhibaanaada Aqalka sare oo lagu doortay Muqdisho( Akhriso Magacyadooda).

admin

Daawo: Shirkii u dhaxeeyay dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada oo maalintii labaad galay maxaase ka soo baxay??

Tifaftiraha K24