Axmed Baasto oo sheegay in doorashada Galmudug Waqtigeeda

0

Madaxweynaha Galmudug ee  Maamulkiisu ku shaqeeyo Degmadda Cadaado ayaa warbaahinta  u sheegay in uu qorshaynaayo Doorasho aan waqtigeeda kadib marin oo ka dhacda Maamulkaasi.

Axmed Baasto ayaa tilmaamay in ay waajib Dastuuri ah tahay ilaalinta Sharuucda u dagsan Dowlad-Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.

Dhinaca Kale Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa mar ka hadlay arimaha Doorashooyinka Maamuladda, wuxuuna hoosta ka xariiqay in Doorashooyinka Galmudug iyo Jubaland la qaban doono xiligeeda.