Somali News Top News

Axmad Madoobe oo si xun loogu bahdilay Magaalada Kismaayo Kadib markii uu amray in….

Horjoogaha uu gabalkiisa sii dhacaayo ee jubbaland axmad madoobe ayaa amar ku bixiyay in lasoo xiro ciidamadii shalay weerarka xooggan ku qaadan xarunta nabad sugidda jubbaland.

Madoob wuxuu sheegay in ciidamadaasi ay ka tirsanyihiin daraawiishta jubbaland isagoona shaaciyay in ciidanka ay xarunta kala baxeen askar halkaa uga xirneyd .

Wararka qaar ayaa sheegaya in xal laga gaaray khilaafkii ka dhashay weerarkii lagu qaaday xarunta nabad sugidda jubbaland waxaana taasi ay bahdilaad ku noqoneysa axmad madoobe oo amray in ciidanka xarunta weeraray lasoo xiro.

Related posts

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha XFS oo Daahfurtay Mashruuca Ololaha Talaalka Ariga

admin

DAAWO: Dabeylo iyo Duufaano Qariyay Guud ahaan Magaalada Berbera

admin

Warbixin: Aduunka Todobaad walba hal wariye ayaa la dilaa ama la jir dilaa.

admin