Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Askari dilay Wade Mooto Bajaaj

Askari katirsan Ciidanka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Cabdicasiis ku dilay mid kamida wadayaasha mooto Bajaajka kadib muran xoogan oo dhexmaray askariga iyo darawalka mooto bajaajka.

Ismaaciil Maxamed Saciid ayaa lagu magacaabi jiray wiilka ladilay isagoona isla goobtii lagu xabadeeyay ku geeriyooday,askarigii dilka geystay ayaa isla markiiba waxaa xiray ciidanka dowlada federaalka Soomaaliya.

Qaar kamida Ciidanka ayaa inta badan xabad ku dila wadayaasha mooto bajaajta kadib markii ay murmaan iyadoona inta badan uu muranka ka dhasho goobaha aan loo ogoleyn in gaadiidka maraan iyadoona wadayaasha mooto baajaajta ay isku dayaan inay askarta ka codsadaan sidii ay ugu ogolaan lahaayeen marista wadadaas.

Related posts

Dhagayso+Sawiro:- Madaxaweynaha Puntland oo Furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland

admin

Top News:- Shirkii Dhuusomareeb oo Fashilmay

admin

Daawo: Seddex Ruux oo soomali ah oo ku dhaawacantay Weerar lagu qaaday Masaajid ku yaala Magaalada…..+Sawirro

Tifaftiraha K24