Animation

aqriso halka ay ka soo kala jeedaan Gudiga farasamada Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Sh.dhexe

no responses
Monday November 2, 2015 - 8:20 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa magacyada iyo beelaha ay ka soo kala jeedaan Gudiga Farsamada maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeeaha dhexe.

Labada  Beelood ee Xawaadle iyo Muddulood ayaa dhawaan si weyn uga soo horjeestay magacaabista Gudigaani iyagoon ku dhaliilay wasiirka arimaha gudaha sida uu u soo xulay Gudiga.

Haddaba halkaan hoose ka aqriso Magacyada iyo qabiilada ay kasoo kala jeedaan Guddiga 

1-Caasho Cabdulle Xasan (Raagto). Beesha Abgaal
2-Maxamed Cali Nuur. Beesha Xaawaadke
3-Cusmaan Barre Muxumad Beesha Gaaljecel
4-Caa’isho Abuukar Cismaan. Beesha Baadicade
5-Cabdikariin Shire Cabdi. Beesha Habarguidri
6-Cabdraxiin Xaaji Fiqi. Beesha habargidir
7-Cusmaan Ibraahin Cali. Mudulood- Beesha Moobaleen
8-Maxamed Axmed Xasan (Ayax) Beesha Mudulood-Hilibi
9-Cabdraxmaan Maxamed Diiriye. Beesha Shanaad Yaxar
10-Cabdraxmaan Faarax Xirsi. Beesha Shiikhaal
11-Axmed Cabdraxmaan Abuukar. Beesha Reer Aw xsab
12-Sh,Maxamuud Shiikh Yuusuf. Beesha Shiidle
13-Cabdraxmaan Cabdi Cilmi. Beesha Ujejeen
14-Bashiir Sh.Ibraahin Xaaji Cismaan. Beesha Dir Faqo Cumar

KISMAAYO24.COM
ABDI KAFI ABDI ABDULLE

Facebook Comments