Somali News

Aqoonyahan Cabdi Saciid Maxamad oo loo Magacaabay La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo

Aqoonyahan Cabdi Saciid Maxamed Cali Oo Loo Magacaabay La-talilyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farnaajo.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne maxamad c/llahi farmaaj ayaa aqoonyahanka loogu magacaabay la-taliyaha amniga qaranka.

Magacaabista marka ay soo shaac baxday waxaa durbadiiba bartiisa twitterka ku shaaciyay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating oo kulan la qaatay.

Cabdi Saciid ayaa dowladdii TFG-da ee lagu soo dhisay dalka Kenya sanadkii 2004, waxaa uu ahaa La taliye dhinaca farsamada, waxaa uu sidoo kale dowladda uu isku xire uu ka ahaa hey’ado badan oo caalami ah.

Mr CabdiSaciid ayaa ku dhashay magaalada Jowhar  ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaa uu ku hadlaa luqadaha English, Talyaaniga, Jarmalka, iyo Dutch.

Related posts

Roobow abuu Mansuur oo qaatay Shahaadada Doorashada Koonfur Galbeed

admin

Daawo: Sidee madaxweyne farmaajo iyo wafdigiisa loogu soo dhaweeyay magaalada ankara oo xalay ay gaareen?

Tifaftiraha K24

Uganda oo Saldhig Ciidanka Cirka ah ka sameysaneysa Somalia, Magaaladee laga dhisayaa?

admin