Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Breaking News Somali News Top News

Amanka Muqdisho oo faraha ka sii baxaya iyo Qaramada Midobay oo war ka soo sartay…

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarrada Al-shabaab ay ka geysanayaan Muqdisho ay soo kordheen Sanadkan marka loo eego Sanadihii ka horreeyay.

War-saxaafadeedka ayaa lagu cambaareeyay weerarrada joogatada ah ee ay Al-shabaab ka geystaan Muqdisho,waxaana Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating,uu sheegay in 337 Qof oo Rayid u badan lagu dilay Muqdishi sanadkan 2017ka taas oo aad uga badan xilligan oo kale Sanadkii 2015kii.

Waxaa uu xusay in Weerarrada Al-shabaab ee Muqdisho ay kor u kaceen 50% iyada oo tirada ugu badan ee ku dhimatay ay yihiin dad shacab ah.

War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Tobankii maalmood ee la soo dhaafay ay Al-shabaab Muqdisho ka fulisay 12 Weerar oo ay ku dhinteen 28 qof 31 kalena ay dhaawacyo ka soo gaareen.

Related posts

RW-ha oo ka jabaabey arin cusleyd oo horey loogu eedeyey, muxuu ka yiri……….

admin

Sheekh Shariif Oo Raalli Gelin kabixiyey Gaf uu kula kacay Reer Koonfur Galbeed.

admin

Jubbaland oo amaro ku soo rogtay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha

Mohamed Abdirashid Abaajo