Animation

Alshabaab oo soo bandhigay Filim ay ka sameeyeen Dagaalkii Janaale

no responses
Tuesday November 10, 2015 - 9:41 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Xoogaga alshabaab ayaa warbaahintooda waxay ku shaaciyeen Filim ay ka diyaariyeen dagaalkii Janaale ay kula galeen ciidaamda Uganda kuwaasoo lagu qasbay in laga saaro xeradii ay ku lahaayeen Janaale.

Sidoo kale sawiro ayay soo bandhogeen kuwaasoo iyagana muujinaya dagaalkaasi xili xoogaga alshabaabb ay sii galayaan xeradii Amisom ee Magaalada Janaale taasoo ilii iminka alshababa gacanta ugu jirta.

Sawirada iyo filimkaba halkaasn ka fiirso :

 

U U1 U2 U3

CTaM16UWsAA5M70 CTaUukpUkAAdxhM CTZ3nYUWoAED_sn CTZ8VmqWsAAwjT4 CTZ8XdoXIAAaO9d CTaM12nXIAU4dZD CTaH6HTWUAA8O7K CTaCpeYXIAAwzdK

kismaayo24.com

abdi kafi abdi abdulle

Facebook Comments