Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Al-shabaabkii Ugu Badnaa Ee Ka Barakacay Shabeellooyinka Oo Gaaray Gobollada Dhexe

Generaal Maxamed Axmed Tareedisho taliyaha Guudatada 52,aad qeybteeda 21,aad ee ka howlgalla Xadka kulmiya Gobolada Galgaduud, Hiiran iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in Saraakiil Sar sare oo ka tirsan Shabaab ay soo gaareen Gobolada Dhexe.

Waxa uu sheegay in Saraakiishaan Al-Shabaabka ah ay ka soo baxsadeen duqeymaha ay Diyaaradaha Mareykanka ka wadaan Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya.

Sidoo kale waxa uu sheegay in marnaba aysan u ogolaan doonin in Al-Shabaab qax ah in ay soo galaan Gobolada Dhexe ayuu yiri taliyaha.

Isaga oo sii hadlayay ayaa waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Saraakiisha Al-Shabaab iyo Ciidankooda ay galeen Buuraha Galgala,sidaas darteedna ay dalbanayan in Buurahaas laga saaro.

Related posts

Al-Shabaab oo Fagaare kuyaala Degmada Saakow ku toogtay rag ay ku sheegeen ineey yihiin Jawaasiis “akhriso Magacayada”.

admin

Daawo: Maxaadan Ogeyn oo Maanta Si Wada Jir ah Magaalada Cadaado uga Dhagax dhigeen M/weyne ku Xigeenka Galmudug, Taliyaha Ciidanka Asuulbta Soomaliyeed iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka????

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo Booqday Askartii ku soo dhaawacantay Dagaalkii Ruun Nirgood

admin