Somali News

Al-Shabaab Oo La Wareegay Saldhig Ciidan Oo Ku Yaalla Deynuunaay

Wararka aan ka heleyno deegaanka Deynuunaay ee duleedka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay dagaal kula wareegeen Saldhig Ciidamada dowladda ay ku leeyihiin deegaankaas.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Al-shabaaba ay dhowr jiho ka soo weerareen Saldhiga Ciidanka dowladda ay ku lahaayeen deegaanka Deynuunaay,isla markaana waxaa intaas kadib qarxay dagaal xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Related posts

Akhriso: Qaraar ku saabsan weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi qeybdiid oo maanta kasoo baxay Golaha….

admin

Dhagayso+Sawiro:- Madaxweynaha Puntland oo Go’aan ka soo saaray Kaluumeysiga Sharci darada ah

admin

Dhagayso+Sawiro:- Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Maanta Xariga Kajaray Wado laami ah Boosaso

Tifaftiraha K24