Animation

Akhriso: Yaa ku guuleestay Kursigii ugu dambeeyay Aqalka Hoose Soomaliland Kadib doorasho Maanta ka….

no responses
Sunday January 29, 2017 - 4:10 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Kursigii ugu Dambeeyay Aqalka Hoose ee Soomaliland ayaa Maanta lagu doortay Magaalada Muqdisho waxaana kursigaan uu ahaay mid kamid ah Qoondada Haweynka.

Guddiga doorashada waxa uu sheegay in Doorashada Maanta ay aheyd tii ugu dambeeysay ee Aqalka Hoose iyo kursigii u dambeeyay oo ka harsanaay Kuraasta loo qoondeeyay Gobolada Wuqooyi.

Musharxiin labo ah oo Dumar ah ayaa kursigaan ku tartameysay waxaana sida muuqata doorashadii maanta ay aheyd mid lagu kala baxay waqti hore.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Musharax Huda Axmad Cali ayaa kusoo baxday Codad gaaraya 45 Cod waxaana ay sidaasi ku noqotay Xildhibaandii ugu dambeeysay ee lagu doortay Muqdisho.

Guddiga doorashada waxa ay sheegeen in Doorashada 5 Kursi lagu Noqon doono Maadama musuq maasuq lagu soo eedeeyay in xubnahaasi ay kusoo abxeen.

 

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.