Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Arimaha Bulshada Kaydka Wararka Xulka ah Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

(Akhriso) Xisbiga Xal qaran Oo War-saxaafadeed Ka soo Saaray Khilaafka Madaxda Dalka

Xili weli ay taagan tahay khilaafka hareeyey Madaxda Dalka Dhexdooda ayaa waxaa jira qaar ka mid ah xisbiyada dalka oo arintaasi siyaabooyin kala duwan kaga hadlaayo.

Xisbiga Xal qaran oo Ka Mid ah xisbiyada ka jira dalka soomaaliya ayaa dhankiisa waxa uu walaac xooggan uu ka muujiyey khliaafka u dhaxeeya madaxda dalka soomaaliya.

Xisbiga ayaa Tibaaxay In Madaxda Qaranka looga baahan yahay inay ka taliyaan aayaha dalka iyo dadka soomaaliyeed.

Hoos Ka Akhriso War-saxaafdeedka Uu soo saaray Xisbigga Xal-qaran

Related posts

Dhagayso:- Xildhibaan Dalxa " Xasan Sheekh isaga u Sareeya Dalka Wana Kala Diri Karaa Golaha Adeega Garsoorka "

admin

Daawo: Wasiir Yuusuf Garaad oo Maanta Hortagay Golaha Aqalka Sare Isagoo wax laga weydiiyay arimo ay…..

admin

Baarlamaanka DFS Oo Akhrinta 1-aad Mariyay Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Ganacsiga.

Ahmed sudani