Somali News

Akhriso:-Xisbiga wadajir oo ka jawaabay hadal kasoo yeeray Sh Xasan daahir Aweys.

Xisbiga Wadajir oo uu gudoomiye u yahay siyaasiga mucaaridka ah ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa si xoogan ooga jawaabay muuqaal uu dhowaan iska soo duubay Sh Xasan Daahir Aweys oo u xiran fal argagixiso isagoona Sh Xasan shacabka Soomaliyeed ka codsaday inay dilaan Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur hadaba xisbiga ayaa warqadaan ka soo saaray arintaas iyagoona warbaahinta la wadaagay.

Related posts

Dhageyso : Top News” Duqa Muqdisho oo Baarlamanka ka Codsaday in Gobolka Banadir uu Noqdo Gobol Madax Banaan

admin

Safiirka kenya oo Shalay Dirqi Uga Badbaaday Qarax Muqdisho ka dhacay,,,,

admin

Daawo Sawirrada: Baabuur Qaraxyo waaweyn lagu diyaarinaayay oo lagu gubay deegaanka….

admin