Akhriso: Xildhibaan Mahad Salaad oo la saftay Dowladda Weerarna ku qaaday Maamul Goboleedyada

0

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa aad u dhaliilay qoraalkii shalay kasoo baxay madaxda maamul goboleedyada ee ay shuruudaha ugu xireen wada-hadal ay la galaan madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, xilli khilaafka labada dhinac uu kasii darayo.

Bartiisa Facebooka ayuu soo dhigay qoraal kooban oo uu ku dhaliilaayo madaxda maamul goboleedyada.