Akhriso: Xildhibaan ay dhawaan Ciidamada NISA rasaas ku fureen oo dalbaday Baaritaan Madax banaan

0

Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ahna Gudoomiyaha Xildhibaanada ku midoobay Kutlada Baarlamaaniga ayaa qoraal uu ku dalbanayo baaritaan dhab ah waxa uu u diray guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya.

Qoraal uu Xildhibaanka u diray Guddoomiyaha Golaha shacabka, kuna ogeysiiyay Guddiyada Baarlamaanka iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayuu kaga qaabkii wax u dhaceen, isagoo dalbaday in la sameeyo baaritaan ka madax banaan kan Laanta Fulinta

Halkaan Hoose ka aqriso qoraalka uu xildhibaanka soo saara