Somali News

AKHRISO: Xilalka Beesha Murusade ee dowladda dhexe iyo maamul Goboleedyada iyo sida loo kala qaatay

A. ABAKAR
1. Wasiir Kuxigeenka Cadaala Ciise Wehliye
2. Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir
3. Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Shabellaha Hoose
4. Xubin Kamid ah Golaha Amniga Qaranka
5. Gudoomiyaha Degmadda Ceelbuur
6. Gudoomiye K/X Bangiga Dhexe
7. Gudoomiye K/X Degmadda Wardhiigley
8. Gudoomiye K/X Degmadda Hodan
9. Hal Xildhibaan Dowladda Dhexe iyo 4 Xildhibaan oo kala ah maamulada Galmudug, Koonfurgalbeed iyo Hirshabelle ah.
10. Wasiirka Cadaalada Galmudug Shukri Shekh Cali
11. Gudoomiyaha Mashruuca Isbitaalka Digfeer.
12. Taliyaha saldhiga dayniile.


B. HABARCEYNO


1. Ra’iisul Wasaaraha Dalka
2. Gudoomiyaha Degmadda Howlwadag
3. Agaasime K/X wasaaradda Cusub ee Arrimaha Gargaarka iyo Musiibooyinka
4. Labo Xildhibaan oo Aqalka Hoose ah ee dowladda Dhexe ah
5. Koonfurgalbeed (Wasiirka Dibihishiiiinta iyo Xildhibaan ka tirsan Koonfurgalbeed)
6. Galmudug (Wasiirka Howlaha Guud iyo hal wasiir ku xigeen iyo Sedex xildhibaan)
7. Xoghayaha Degmadda Hodan
8. Taliyaha Saadka ee Booliska
9. Todobaadyo ka hor waxaa laga qaaday Taliyaha Guud ee NISA, dhawaana xilkale ayaa looguu bedeli rabaa.
10. Qunsul safaaradeed loo xareeyay C/laahi Aasbaro oo sugaya magacaabis
11. Taliyaha Nisa ee dayniile.


C. HABAR IDINLE


1. Xildhibaan Golaha Shacabka ah
2. Senetorka Murusade Dhegdheer
3. Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka
4. Taliye ku xigeenka NIsa hadana loo wado Taliye ku xigeenka Waaxda Socdaalka
5. Gudoomiyaha Magcaaban ee Degmadda Galhareeri
6. Gudoomiye ku xigeenka Degmadda Afgooye
7. Labo Wasiir oo Galmudug ah (Wasiirka Madaxtooyada iyo Wasiirka boostada Isgaarsiinta).
8. Labo Xildhibaan oo Galmudug ah.
9. Waxaa safiir loo xareeyay C/raxmaan Ceynte oo ah dalka Kenya
10. Maareeye ku xigeenka Airportka Muqdisho.


D. DAGUURO


1. Hal Xildhibaan Dowladda Dhexe ah
2. Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug
3. Gudoomiyaha Degmadda Dayniile
4. Taliyaha Nisa ee G/Shabellaha Hoose
5. Taliyaha Nisa ee Howlwadaag.


E. HILIBI


1. Xildhi Dowladda Dhexe ah
2. Xoghayaha Joogtada Wasaarada arrimaha Guddaha
3. Labo xildhibaan Galmudug iyo Hal Hirshabelle ah.


F. CABDALLE


1. Hal Xildhibaan oo dowladda dhexe ah
2. Labo Xildhibaan oo Galmudug ah
3. Gudomiye ku xigeenka Dayniile

Related posts

Dowlada Somalia oo war rasmi ah ka soo saartay Xarigii Cabdiraxman Cabdishakuur.

admin

SAWIRO: Uganda Airlines Oo Duulimaad Toos Ah Ka Bilaawday Magaalada Muqdisho.  

admin

War Cusub: Wasiirada Arimaha Dibadda Jaamacada Carabta oo Dowladaha Carabta ka Dalbaday in Soomaliya laga Caawiyo Sidii…..

Tifaftiraha K24