Akhriso: Wasiirka Amniga Jubbaland oo Magacaabay Guddi soo qiimeyn doona Habka darajo-siinta Saraakiisha Booliiska

0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdi Nuur (Janan) ayaa soo saaray Degreeto Lagu Magaacabayo Gudi Farsamo Oo Soo Qiimeeya Darajo Bixinta Booliska Jubbaland.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga ayaa waxa lagu Magacaabo Guddi ka kooban 5 Xubnood kuwaas oo laga sugayo in ay soo qiimeeyaan habka darajasiinta Booliiska Maamulka Jubbaland.

Halkaan Hoose ka aqriso wareegtada