Animation

Akhriso: Wasiir ka tirsan Xukuumadda Federaalka oo Laga Mamnuucay in uu Ka Mid Noqdo Musharrxiinta Aqalka Hoose ee Jubbaland+Magaciisa

no responses
Sunday November 20, 2016 - 3:55 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo diiday in uu Tartamo  Wasiirka Macdanta iyo batroolka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim oo ka mdi ahaaa murashixiinta utaagan kursiga Aqalka Hoose

Waxa ayna shegeen  Guddiga Doorashooyinka Jubbaland in uu  hareermaray Xeerka Doorashada .

Doorashadii kursiga Aqalka Hoose ee Beesha Gaaljecel oo dib u dhac ku yimid, kaddib is qab qabsi ka yimid ergooyinkii wax dooran lahaa, kaddib markii mid ka mid ah Guddigii doorashooyinka ay isku dayeen inay ergo aan sax aheyn ay soo geliyaan hoolka doorashada, iyadoo Nabadoonkii beesha uu ka hor-yimid.

Halkan hoose ka akhriso warqada ka soo baxday Guddiga doorashooyinka Jubbaland 

warqad-guddiga-doorashooyinka