Akhriso: Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka oo War ka soo saartay Xaaladda Baydhabo

0

Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Federaalka soomalia ayaa war ka soo saartay Xaaladda Cakiran ee maalmahan ka taagan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.