Animation

Akhriso: Warqad Shaqo ka Joojin ah oo ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka taasi oo Shaqada looga….

no responses
Saturday November 19, 2016 - 11:52 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

War Qoraal ah oo ka soo baxay  Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka  Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa lagu sheegay in Shaqdii laga Joojiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Mudane Xaashi Cilmi Nuur.

Sababta Shaqada Looga Joojiyay Guddoomiyaha Maxkamadda G.Banaadir ayaa Lagu sheegay in ay tahay  Howsha Shaqada Maxkamada Gobolka banaadir oo aan u socon sidii loogu talo galay islamarkaana ay jiraan Dacwooyin Badan oo isku dul Xayiran.

Xaashi Cilmi Nuur Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir weli kama uusan hadlin Shaqo Joojinta Lagu Sameeyay.

Halkaan Hoose ka Aqriso Warqada ka soo Baxday Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka:

xil-qaadis