Animation

Akhriso Wareegto : Damu-Jadiid oo Seeftooda Markaan u Weeciyay Dhanka Guddoomiyayaasha Dagmooyinka G.Banaadir Habada Seefta ugu Horeeyso yey Maanta ku dhacday????

2 responses
Sunday November 20, 2016 - 1:47 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Nuqul Kamid ah aan helnay  ayaa Xilkii looga qaaday Guddoomiyaha degmada Waabari Xaawo-kiin Maxamuud Cali.

Wareegtada ayaa sidoo kale waxaa lagu Magacaabay Guddoomiye Cusub oo Bedeli doona Guddoomiyihii Hore ee Dagmadaasi oo Maanta Xil ka qaadista Lagu Sameeyay.

Guddoomiyaha Cusub ee Loo Magacaabay Dagmada waabari waxaa lagu Magacaaba Xuseen  Axmed Culusow..

Halkaan Hoose ka Aqriso Wareegtada xilka looga qaaday Guddoomiyaha Dagmada Waabari.

2-7 1-10