Akhriso: War-murtiyaeed laga soo saaray Shirka horumarinta Ganacsiga deegaannada Galmudug ee dhuusamareeb lagu qabtay

0

Shir looga hadlayay horumarinta Ganacsiga deegaannada Galmudug oo muddooyinkii dambe ka socday Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaaladaasi, kaasi oo ka qeybgaleen ganacstada Gobolka Madax ka tirsan Maamulka Galmudug.

Halkaan ka aqriso Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirkaasi wadatashiga.