Somali News

Akhriso:-Soomaali Ku Guuleystay Doorasho Ka Dhacday Mareykanka.

Nadiya oo ah 23 jir bisha December ee soo socota ka qalin-jabin doonta jaamacadda ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee Muslim Soomaali ah oo ka mid noqda Golaha Deegaanka ee magaalada St Louis Park.
 
Waxaa isna xubinnimada Guddiga Waxbarashada ee magaalada Fridley ee gobolka MN ku guuleystay, Cabdisalam Aden oo ka mid ah jaaliyadda Soomaalida ee magaaladaasi.
 
Sidoo kale Soomaalida guuleysatay waxaa ka mid ah Safiya Khalid oo ah gabar Soomaaliyeed, taasoo noqotay Soomaaligi ugu horreeyay oo ku guuleysta xubinnimada golaha deegaanka ee magaalada Lewiston ee gobolka Maine ee dalkaan Mareykanka.
 
Guusha gabadhaas waxaa aad usoo dhaweeyay guud ahaan Soomaalida kunool dalka Mareykanka gaar ahaan Magaalada St Louis Park.

Related posts

TOP NEWS: Guddiga Doorashooyinka oo War ka soo saaray Doorashada Aqalka Sare ee Galmudug lagu qabtay

Tifaftiraha K24

Dhageyso: Faah Faahinta u dambeysa ee laga helaayo Dagaal Xalay ka dhacay Dagmda Afkadow

admin

DEG DEG: Abaanduulihii hore ee Xilka laga qaaday oo wata ciidan badan ayaa la wareegay magaalada….

admin