Somali News

Akhriso: Siyaasiyiin Caan ah oo Maanta ku Fashimay Doorashada Kuraasta Aqalka Hoose ee Hirshabeele

Magaalada Jowar ee xarunta Maamulka Hirshabelle Waxaa Maanta ka dhacday doorashada Aqalka Hoose ay ku tartamayeen Siyaasiyiin caan ah, waxaana Kursigaasi ugu dambeyn ku guuleestay Wasiiru Dowlaha Maaliyada Xukuumada Soomaaliya.

Kursiga loo tartmayay oo ahaa kursiga Beesha Harti Abgaal Agoonyar, waxaa ku tarmayay afar Musharax oo kala ahaa C/llaahi Maxamed Nuur, Xildhibaan hore Bashiir Caddow Calasow, Salaad Cali Jeelle iyo Dahir Dayax..

Musharixiin afar gaareysa ayaa waxa ay ku Tartamayeen Kursigaan waxaana ay kala haleen codadka hoos ku xusan.

Abdullaahi Maxamed Nuur 28 cod.

Bashiir Cadoow Calasoow. 21 cod

Salaad Cali Jeele. 1 cod

Daahir Dayax. 1 cod.

Sidaasi waxaa kursiga Aqalka Hoose kusoo baxay Abdullaahi Maxamed Nuur wasiiru dowlaha Maaliyada Xukuumada soomaliya oo helay 28 Cod.

Related posts

Top News: Kenya oo cidaan Al-shabaab aheyn sheegtey in ay ka danbeyaan xasuuqii loogu geystey Ceelcade (Tolow yey heystaan??)

admin

War Cusub: Tahriibayaal aad u badan oo markale laga soo bad baadiyay xeebaha talyaaniga meeqa ayey gaarayan?

Tifaftiraha K24

Daawo: Maxaadan ogeyn oo ka soo baxay kulankii madaxtooyada cadaado ku dhexmaray wafdi UN-ka ka socda iyo….

Tifaftiraha K24

1 comment

Comments are closed.